Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Goday ee xaruunta gobolka Shabeele ayaa sheegaya in ay xalay ciidanka gumeysiga itoobiya iyo canaasirta ushaqaysa ayaa guryahooda kala baxeen laba qof oo kamida shacabka magalaada Goday.

Dahir Cismaan iyo Mawlid oon aan magaciisa sedaxad hayniin ayay ciidamada gumeysiga itoobiya xabsiga utaxabeen xili habeenimo ah. Ciidamada gumaysiga Itoobiya ayaa waxay marwalba wadaan gumaad iyo dil baahsan oo ay ku hayaan dad shacabka ah ee soomaalida Ogadenia.

Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu labadaan wil uu gacanta cadawga kasoo daayo. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.

Halgan Media.