Madaxweynaha dalka Eritrea mudane Isias Afwerki ayaa maanta sii kuluul u cambarayay weerarka lagu qadaay Xaruunta shidalka ku yallo dalka Sacuudiga.

Bayaan kasoo baxaay xafiiska Madxweyne Afwerki ayaa sheegaya in ay dowlada Eritrea ka hun tahay weerarka lagu qadaay dalka Sacuudiga iyo ka codsaday in la dejiyo xalada cakiraan intuu faraxa kasi bixiin

Laba malin ka hor ayey aheed markii Diyaaradaha loo yaqaano Drone ay duqeyn ka fuliyay galbeedka dalka Sacuudi Carabiya asaga oo begsaday Xaruun shidaal ee ledahay dowlada Sacuudiga

Jabhada Xutiyiinta oo ka dagaalanto gudaha dalka Yemen ayaa sheegtay masuuliyada weerarkan. Sidoo kale dowlada Mareykaanka ayaa Dowlada Iraan ku eedeyen weerarka Lagu begsaday dalka Sacuudiga madaam ay Dowlada Iraan tageerto Jabhada Xutiyiinta.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.