Qomiyada Kaafa ee kudhaqaan Ismaamulka Shucuubta Koonfured ayaa afti dalbadaay siidi ay helen mamuul gobaled ka madax banaan Ismaamulka Shucuubta Koonfured siidi ay sheegan wakalada Borkena

Qomiyada Kaafa waa Qomiyada sedaxad oo katirsan Ismaamulka shucuubta koonfureed oo dalbaday Afti siidi ay go’aan ismamuulka Shucuubta Koonfured. Waxaa ka horayay Qomiyada Sidama iyo Qomiyada Wolayta oo laftigood Afti dalbaday

Dowlada Federalka Itoobiya weli kama jawabiin codsidi ka yimid Qomiyada Kaafa

Ismaamulka Shucubta Koonfured waxa ku nool Ugu yaraan 57 Qomiyad. Dadka falanqaya siyasaada Itoobiya ayaa amiinsan inuu Ismaamulka Shucuubta Koonfured buurburi doono hadi ay sidaan kasocdo, madaam ay Qomiyada dalbanayso Afti siidi ay Go’aan Ismaamulka Shuccubta Koonfured.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.