Waxaa qalalaaso xoogan ka socdaan meelo kamida magaalada Diridhabo oo ah magaalada ku taala galbeedka Ogaadeniya. Magalaada Dirdhaba waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya Qomiyadaha Axmaraada iyo Oromada oo sii sharci darro ku degan magalaada Soomaaliyeed ee Diridhaba.

ilo wareedyo ayaa sheegay in shalay Oromada iyo Axmaraada isku dhacyo xoogan dhex maray, Qar kamid xafaadaha kamid ee magalaada Dirdhaba, ayaga oo isticmaalayo baangado iyo budhadh.

Xaalada magaalada ayaa aad u kacsan waxaana, gudaha magalaada kuso dataay ciidamada federalka Itoobiya siidi ay xaqijiyeen dadka degaanka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.