Wararka naga soo garaay gudaha Itoobiya gar ahaan ismamuulka Oromada ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay dileen guddomiyaha degmada Guliso oo katirsan gobolka Wollega

Kooxo hubeysan oo xiran dar shacab ayaa gudaha u galay guriga guddomiyaha degmada Guliso kadib kufuliayay toigasho sida uu sheegan wargeyska Addis Standard

Raaga dilka geystaay ayaa gobta ka baxsaday, iyo waxaa hada baritaan wada booliska ismamuulka Oromada

Bilooyinka u dambeysay waxaa amni darro bahsaan ka jirtay Ismaamulka Oromada gar ahaan gobolka Wollega, iyaga oo dagaal badaan dhex maray maleeyshiyaad hubeysan iyo ciidamada  Itoobiya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.