Wararka nagasoo gadhay Ogadenia ayaa sheegay in ciidanka gumeysiga itoobiya qof shacab kuxidhay degmada Qalaafe kairsan gobolka Shabelle. Ciidanka gumeysiga itoobiya ii marwalba xaadhiyga iyo bahdilka oo kuhaayo shacabka Soomaalida Ogadenia ayaa malin walba sii kordhayo.

Dadka shacabka ah ee laa xidh xidhay waxa kamid Sumaya Khadar. Kadib markii laa xidhay Sumaya Khadar, ciidamada gumeysiga itoobiya ayaa kaxaystaay iyo ila hada meehsay gaysteen, war malaga haayo. Ciidamada gumeysiga itoobiya iyo maleeyshiyaadka uu adeego lagu yaqaano Liyuu Bolis ayaa marwlaba wadaan dil, xadhig, dhac iyo kufsi at kuhayaan dadka shacabka ah aan is difaaci kariin.

Waxaan dib idiin kasoo gudbin doona wixi kaso kordha hadii eebe raali ka noqdo.