International Federation of Journslists oo ahay urur u dooda Suxuufinka dhibaataysan calaamka ayaa maanta soo saraay bayaan oo kusubsann tiraada wariyaasha lagu dilay Aduunka Sanaadka 2019.

Ururka IFJ ayaa sheegay in Ugu yaraan 49 wariyeel la dilay 2019kii, wariiyasha waxa la dilay siyaabo kala duwaan, waxaayna ururka IFJ sheegen inuu Soomaaliya yahaay meesha 5aad oo aduunka u khatarsan saxaafada.

Sidoo kale waxaay ku sii dareen inuu Soomaaliya yahaay meesha ugu badaan oo qarada Afrika lagu dilay wariyaasha sanaadkan.

Waxaayna IFG u baqeen hayadaha amaanka iyo Dowlada Soomaaliya inay ilaaliyaan dadka ka howl gallo saxaafada.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.