War hada nagasoo gaadhaya magalaada Birqod ee gobolka Jarar ayaa sheegaya in ciidanka gumeysiga itoobiya dagaal kuqadeen Liyuu Boliska.

Xogtan aan helnay ayaa sheegaya ciidamada gumeysiga itoobiya ayaa maleeyshiyaad farabadan katirsan Liyuu Boliska, xero kuxidheen markas ayey qoryihii ka urursadeen maleeyshiyaadka Liyuu Bolis iyo sii xun ujidh dileen qar kamida maleeyshiyaadka.

Kadib ciidamada gumeysiga itoobiya waxaay maleeyshiyaadka gaadhi ku qadeen iyo lamana oga meesha lageeyay iyo hadi ay maleeyshiyaadka weli nool yihiin.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.