Ciidamada Ismamuulka Oromada ayaa hub ka dhigis ka wada qaybo kamid ah gobolkaasi sida ay sheegtay idacaada BBC ee laanta Oromada.

Howlgallada waxay kasocdan deganaada Bosat iyo Fentale oo ku yallo xadka gobolka Oromada uu la wadaago ismamuulka Axmaraada, waxaana la sheegay in dadka u badan hunka laga dhigaayo ay yihiin dad beeralay ah.

Ariintan ayaa timid kadib mrkii ay soo bateen dagaalada iyo isku dhacyada u dhaxeeyo qomiyada Oromada iyo Axmaraada oo ku dhaqaan xaduudka u dhaxeeyo labada gobol.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.