Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan magalaada Qabridahare ee xaruunta gobolka Qorahay ayaa sheegaya in ciidanka gumeysiga itoobiya ay 10 qof oo shacab ku xidh xudheen magalaada.

Kadib markii shacabku bilabeen guux iyo olole kacdon oo lagu diidan yahay soosarista shidaalka Ogadenia ayaa waxaa ciidanka gumeysiga itoobiya kabilabeen xadhig bahsaan.

Ciidanka gumeysiga itoobiya ayaa saaka ilaa maanta waxay xidheen 10 rux waxaana helay magacyadooda qar kamid.

  • Khalif Muleex
  • Lid Nasir Cabdi
  • Cali Colaad
  • Nafiso Sheekh

Dad shacab oo lasoo xidhiidhay Halgan Media ayaa sheegaya inuu magalaada kajiro culays badan, waxaana jidadka taagan ciidanka gumeysiga itoobiya. Saacad kasta wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.