Safaarada Soomaaliya ku yallo magalaada Berlin ee dalka Jermalka ayaa shegay wixi laga carbacada inay Albabadooda xidhi doonan, iyo shaqaalaha guryahooda u fasaxi doonaan.

Go’aankan ayaa yimiid kadib markii oo cudurka Coronoavirus aad Ugu faafi dalka gudahiis, waxaayna Safaarada Soomaalida bayaan soo sareen ayaga oo ogaysiinayo bulshada Soomaalida ku dhaqaan dalkassi.

Sidoo kale safaarada ayaa sheegtay hadi loo bahanyahay in la xidhiidho safaarada waxa jiro Number ay kasoo wici kaaran, dhinaca kale safaarada Soomalida waqtii ay safaarada guriga doonaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.