Sida la ogyahay mudadii u dambesyay waxaa khilaaf xoogan iyo dagaal siyaasadaysan dhex maray maamul ku sheega fadhigiisu yahay Jigjiga.

Inta la rabay in masuuliyiinta isku imadaan inay khilaafkooda xaliyaan si raganimo leh, wuxuu wakiilka Gumaysiga u qaabilsan Somali Galbeed Mustafa Cagjar bilaabay inuu beegsado muxaafid iyo mucaarad, waxaana kuu cadaynayo xadhiga uu u geystay lataliyhii hore Maxamed Colaad iyo Xildhibaan katirsan ONLF Gafdiid Khaliif.

Hase yeeshee mala dhihi karaa inuu Mustafa Cagjar ? Jawaabta waa haa.

Kadib markii ay gudaha wadanka kusoo labteen ONLF wuxuu Mustafa bilaabay inuu cadaadis iyo duulaan kusoo qaado Jabhada Gobanimo doonka ee ONLF asaga oo adeegsanayo awood heer deegaan, waxaana dhacay in sanad iyo bar u dambeysay inuu mamuulka Mustafa isku deeyey inuu shirqool u maleego Jabhada iyo shacabka halasha oo waxba galabsanin.

Waxaana Qaybta labaad kuso baandhigi doona, dhacdooyinka foosha xun uu kula kacay deegaanka gudahiisa wakhtigii uu xilka hayay.

Shabakada Halgan Media