Xisbiga Baldera Party oo uu dhaq dhaqaaqyo xaaqa Addis Ababa ayaa farin culus uu diray Dowlada Federalka Itoobiya oo ku aadan aadan bandowga iyo xukuunka deg deg ah oo dalka laga soo roogay.

Eskinder Nega oo ah guddomiyaha ururka Balderas ayaa sheegay madaam u dalka gebi ahaanba bandow lagu soo roogay, waa inay dowlada Qoorsha la imaada ku aadan siidi shacabiga loo yareeni lahay ijaarka guryaha iyo adeegayaha kala duwaan siidi dawaada iyo cuuntada madaam ay ciidna shaqaysan kariin madaam uu dalka Bandow ku jiro.

Sido kale Eskender Nega wuxuu dhalilay qoorsha laanta ku adaan bandowga iyo xukuunka deg deg ah ay dalka kuso roogan xukuumada Abiy Ahmed.

Dhinaca kale xisbiga Balderas oo uu hoogaminayo Eskender Nega waxaay kamid yihiin ururka u xaqijirsan kasoo jeedo qomiyada Axmaraada oo neceb u qaabo qomiyadaha kala duwaan ku hoos nool gumaysiga Itoobiya gar ahaan Somalida iyo Muslimiinta kale.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.