Wararka nagaa soo gadhaay degmada Qalaafe ee gobolka Shabelle ayaa sheegaya inuu webiga Shabelle ku fatahay degaankasi Qalaafe.
Qar kamid dadka degaanka ayaa sheegay inuu fatahaada geystaay khasaaro balaaran, taas oo sababay inuu gud ahaan degmada Biyo qaato.
Dadka u badan ku dhaqaan degmada Qalaafe ayaa guryahooda ku xakiran, fatahada awgeed. Weli maa jiro wax gurmad ay soo dirtaay mamuulka Mustafa Cagjar.
Hoos Ka Daawo Sawiirada