Wararka nagaa soo gaadhaya magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo ayaa sheegaya in shalay ay ciidanka Booliska xidhen mudane Maxamed Bacluul oo ah wakiilka ONLF u qaabilsan gobolka Doolo.

siida ay sheegen dadka degaanka, waxaa mudane Maxamed Bacluul ku magac dheer Gashaan u yimid ciidanka booliska, waxaayna booliska ka codsadeen inuu raco lakiin Maxamed Bacluul ayaa amarkooda diiday madaamu ahay mid sharci darro ah.

Kadibna waxa la sheegayinay booliska xog ku kaxeysteen iyo islamarkii jidh dil u geysteen siida ay Halgan Media u xaqijiyeen dad goobjoogyal.

Mudane Maxamed Bacluul (Gashaan) ayaa kadibna loo taxaabay xabsiga dhexe ee magalaada Wardheer iyo ila hada wuxuu xidhan yahaay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Meda