Wararka nagasoo gaadhaya gobolka Shabeele gar ahaan magalaada Goday ayaa sheegaya in shacabka magalaada lagu hayo xadhig bahsaan.

Ciidamada gumeysiga itoobiya iyo canaasirta ushaqaysa ayaa rux farabadan ku xidheen magalaada Goday iyo xabsiga utaxabeen. Waxaan helnay qar kamid magacyadooda.

  • Khalid Yusuf
  • Khadro Maxamed
  • Siyaad Ibrahim

Dadkan rayid ka ayaa loogaystay jidh dil inta aan lagayn xabsiga. Tacadiga noocana ayaa wadanka Ogadenia kasocdo, waana dhaqan xumo ay samaynayaan ciidamada gumeysiga itoobiya iyo canaasiirta ushaqaysa.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.