Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada (GIDG) ayaa marki ugu horaysay ka hadlay arin ugub ah.

GIDG ayaa canbaaraysay muuqaal anshax xumo ah oo madaxwayne Waare looga duubay magaalada Baydhabo, warqada hoose ka aqriso war-saxaafadeed ka oo dhamaystiran.

Hoos Ka Daawo Bayaanka