Wararka aan ka heleyno Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya dhaq dhaqaaqyo xoogan ay ka wadan magalaada Baydhabo ee Xaruunta gobolka Bay.

Ilo wareedyo oo aad lagu kalsoonan kaaaro ayaa Halgan Media u xaqijiyay in shalay gelinka dambe ila sakaay ay ciidamada Itoobiyan aad u badan ayaa magalaada kuso qul qulay.

Siida aan xogta ka helnay, ciidamada itoobiyaanka oo magaalada Baydhabo gaaray waxaa lagu qiyaasayaa dhowr kuun, waxaana la dejiyay saldhig kuyaal dhabarka dambe ee madaxtooyada magaalada Baydhabo oo fadhiga u ah Mamuulka isku magacaabay Koonfur Galbeed.

Halgan Media.