Wararka nagaa soo gadhaya gobolka Doolo ayaa sheegaya in gaadhi ay saaraayeen ama lahayeen ciidamo Liyuu Boolis ayaa ku Ga’doomay meel u dhaw magalaada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo.

Ilo wareedyo ayaa idacaada Halgan Media u sheegay inay gaariga sarnayeen 4 ruux oo katirsan Liyuu Booliska, waxaana baabuurka waday nin lagu magacaabo Carfaaye.

Siida xoogta aan ku helnay gaariga wuxuu kasoo baxaay magalaada Buuhoodle oo katirsan gobolka Cayn ee Waqooyiga Soomaaliya, ayaga oo ku wajahaan magalaada Wardheer, waxaana dhexdiis gaariga ku Ga’doomaay, waxaa ila hada la soo xaqijiyay inuu ku dhintay hal Askari.

Sidoo kale weli lama ogow wixi ay Askarta ka dooneen magalaada Buuhoodle iyo wixi khilaafay inay adaan Soomaaliya siidi ay ilo wareedyada u sheegen Halgan Media.