Wararka naga soo garaaya magalaada Soomaaliyeed ee Dirdhaba ayaa sheegaya in booliska federalka ay qof shacab ah ku dileen gudaha magalaada.

Dad goobjoogyal oo la hadlay Halgan Media ayaa xaqijiyay in ay booliska federalka rasaas fureen dad shacab ah oo aan waxba galabsan, waxaana gobta ku dhintay hal qof.

Dilka ayaa la sheegay inuu ka dhacay xafaada ay degan yihiin qomiyada Oromada. Mana la ogowo sababta ay booliska u dileen niinka.

Booliska federalka ayaa marar badan dilal Iyo tacadiyo oo nucaan ka geysto magalaada Dirdhaba, mana jirta cid ka hadli kaaro.

Halgan Media.