Dadka kasoo jeedo qomiyada Axmaraada oo kusugaan dalalka reer galbeedka iyo gudaha dalka Itoobiya ayaa bilaabay oloole xoogan ka dhan Jawar Mohammed

Kadib markii ay dhalinyarada Qeerroo oo uu hoogaminayo Jawar Mohammed ay Xasuuqen in ka badan 70 qof oo u badan kasoo jeedo qomiyada Axmaraada

Axmaraada ayaa hada bilaabay inay is abaabulan siidi ay Jawar Mohammed maxakamad la hor keeni lahay iyo in idacaada oo leyahay loo yaqaano OMN hawaada laga saaro

Xiisada u dhaxeeyo Axmaraada iyo Jawar Mohammed ayaa isku badeelay mid u dhaxeeyo Oromada Iyo Axmaraada iyo waxaay u badan tahay inuu xiisada faraha kasii baxo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.