Ra’iisul Wasaaraha Dr. Abiy Axmed ayaa 20 xubnood oo cusub u magacaabay wasaaradaha kala duwan ee dalka Itoobiya, waxaana uu ku dhawaaqay in la dhiman Wasiiradii tiradda badnaa ee Itoobiya.
Golaha Wakiillada ayaa ansixiyay dhammaan magacaabidda golaha Wasiiradda cusub.
9 haween ah ayaa ka mid ah Wasiiradda uu ku dhawaaqay Abiy Axmed, waana markii ugu horreysay oo qoondo intaasi la eg ay heli lahaan Haweenka Itoobiya.
Axmed Shide oo Soomaali ah horayna dalka Itoobiya kaga soo qabtay Wasaarado kala duwan ayaa loo Magacaabay Wasiirka Maaliyadda.
- Wasiirka Nabadda — Mrs Mulietat Kamil
- Wasiirka Gaashaandhigga —Aaliha Muhammad
- Wasiirka Maaliyadda — Ahmed Shide
- Wasiirka Arrimaha Dibadda — Dr. Geeljeex
- Wasiirka Beeraha Mudane Cumar Xuseen
6. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha – Mrs. Fetel Walte
7. Wasiirka Dhaqaalaha —– Mrs. Dawanne Herbie
8.Wasaaradda Waxbarashada iyo Tiknoolajiyadda — Dr. Getahun Mekuria
9. Wasiirka Gaadiidka —— Mrs. Dagmominthew Patrica
10. Wasiirka Horumarinta & dhismaha magaalooyinka —– Mr. Janet Braye
11. Biyaha, waraabka iyo warshadaha tamarta —– Sileshi Bekele
12. Wasiirka Waxbarashada —— Dr. Tilaye Gete
13. Wasiirka Macdanta iyo Tamarta —— Dr. Samuel Hurco
14. Sarkaalka Golaha Guud —– Berhanu Tsegaye
15. Wasiirka Caafimaadka—— Dr. Amir Aman
16. Sayniska iyo Waxbarashada Sare: Mr. Hirut Woldemamar
17. Wasiirka Haweenka, Carruurta iyo Dhalinyarada, Mrs. Woizam Taye Asfaw
18. Wasiirka Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada Mr. Mulugeta Tesfaye
19. Wasiirka Dhaqanka Mudane—- Dr. Hirut Kassa
20. Guddoomiyaha Guddiga Qorsheynta iyo Horumarinta ——– Dr. Fitsem Assefa
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.