Banaanbaxan oo ah mid ballaaran ayaa waxa uu ka socdaa Wadooyinka waa weyn ee Magaalada Jarati ee gobolka Afdheer.

Waxaana looga soo horjeedaa go’aanadii shalay kasoo baxay Shirweynihii Xisbiga ee Jigjiga shalay ku dhamaaday.

Boqolaal dadweyne oo isugu jira Dhalinyaro, Haween iyo arday ayaa ka qeyb galaya Banaanbaxa, kuwaasi oo ku qeylinayo erayo ka dhan ah xisbiga Somalida (SDP) iyo Madaxweynaha Somali Galbeed Mustafa Cagjar.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.