Wararka nagaa soo gadhaay magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya inuu banaanbaxyo kasocdo degmada Tuliguuleed oo 25 Kilometer u jirto caasimada Jigjiga

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay boqol qof ka Qayba galaan banaanbaxyada taas oo lagu cambaraynayo Xasuuqa lagu haayo shacabka Somalida ah ee ku dhaqaan galbeedka gobolka Sitti

Go’aanka geesinimada ay Qataan reer Tuliguuleed oo ahay inay tageero u mujiyaan walaalahood dulmaan ee ku dhaqaan gobolka Sitti waa mid lagu farho madaam ay mamuulka Mustafa Cagjar iska indha tirayaan dhibaatada heysa Reer Sitti

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.