Wararka naga soo gaadhaya Gobolada Oromada ayaa sheegaya in ay mudaharaadyo waawayn gilgileen qaar kamid ah Gobolada Oromia.
Banaan baxyada lagaga soo hor jeedo Taliska OPDO iyo Axmaraada ayaa socda mudo bil ah waxaana maalinba maalinta kadambaysa siibadanaya dadka kusoo biiraya mudaharaada yaasha waxaana jira gobolo hor leh oo hada laga bilaabay banaan baxyada.
Dhinaca kale xukuumada OPDO ayaa ku guul daraysatay in ay si uun u xakamayso dibad baxayaasha waxaana fashil ku dhamaada qorsho kasta oo ay isleeyihiin waxaad kuyarayn kartaan kacdoonka sida xoowliga ah usocda.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.