Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in mar kale ay dib usoo cusboonaatay xiisadii udhaxaysay Oromada iyo Axmaraada, halkaas oo mudooyinkii lasoo dhaafay ay labada Qomiyad ee dagaalamayeen.

Sida xogta aan kuhelayno waxaa deegaanka xuduuda dhaca ee dagaalku uu kasocday ka barakacay boqoolal, kuwaas oo uqaxay degaanka katirsan Waqooyiga Gobolka Shoa

Sidoo kale waxaa barakac aad ubalaadhan laga soo sheegayaa dhinaca qoomiyada Axmaraada, waxaana lagu soo waramayaa in dagaaladan ay kala kulmeen khasaare lixaad leh.

Hoos Ka Daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.