Wararka laga helayo gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Qorahay ayaa sheegaya in xaalad xun, dhinaca nolosha ah ay ka taagan tahay degmada Shaygosh.

ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo kusugaan degmada Shaygosh oo la hadlay Idaacadda Halgan Media ayaa sheegay in Biyo la’aan iyo Dawa la’aan baahsan ay ka jirto deegaano hoos yimaada degmada Shaygosh.

Wuxuuna sii sheegay in dadka kudhaqaan degmada Shaygosh ay ku jiran dhibaato xoogan iyo dadka u bahan yihiin gar gaar deg deg ah, islamarkaana aysan heysan dawo ay isticmalaan ama Biyo ay cabaan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.