Booliska Federalka ee Itoobiya ayaa Manta 66 qof xidh xidhay kuwaas oo lagu soo eedeyey hogaaminta Qalalaasaha kasocda Galbeedka Itoobiya.
Dad aad utiro badan iyo ciidamo Booliska katirsan ayaa lagu laayey dagaalo badan oo Ka dhacay xuduuda udhaxaysa Benshangul iyo Oromada taas oo waliba sababay in kumanaan ay ka barakacaan guryahoodii.
Dagaalkan labada qoomiyadood udhaxeeya aya bilowday bilo Kahor xili 4 sargaal oo Benshangul ah lagu dilay gobalka Oromada loogana shakisan yahay inay khaarajieen maleeyshiyaad Oromo.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.