Dhigya cabka Cabdi Iley ayaa maanta la filayaa in uu ka soo hormuuqdo maxkamad ku taalo magalaada Addis Ababa.
Waa markii shaanad uu Cabdi Iley la hor keenayo maxkamadaasi. Cabdi Iley ayaa la xiray kadib markii lagu eedeeyay in uu dhibaato ka dhan ah aadanaha uu ka geystay Oromada ku nool xaduudka udheexyo Ogadenia iyo ismamuulka Oromada.
Maxkamadeenta Cabdi Iley ayaa maanta ka duwan sidii hore ee loo qaadi jiray, waxaana lagu wadaa in dhageysiga maxkamada madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ay ku lug yeeshaan xubno ka socda wasaarada cadaaladda iyo Xubno kale.