Wararka nagaa soo gaaray Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay weerar jidgal ku qadeen ciidamada Dowlada Soomaaliya.

Weerar Jidgal ah ay Xarakada Al Shabaab ka fuliyeen gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay ku dileen 2 askari oo ka tirsan ciidamada dowlada federalka.

Ciidamada dowlada ayaa la sheegaya inay sarnayeen Mooto, xili ay marayeen Number 60 oo Ku yallo gobolka Shabellaha Hoose, waxaana islamarkii rasaas ku furay dabley hubeysan kanatirsan Xarakada, waxaana weerarka ku dhintaay labo Askari.

Weerarka kadib dableyada katirsan Al Shabaab ayaa hore mootada usi qaadatay, mana jirto weli war kasoo baxay sarakiisha xooga dalka oo ku Aadan dilalka ka dhacay Number 60.

Halgan Media.