Wararka nagasoo gadhaay gudaha Itoobiya gar ahaan degmada Hidi Lola oo katirsan gobolka Borana ee ismamuulka Oromada ayaa sheegaya inay ciidamada itoobiya dad shacab xasuuqeen.

Sida xogta aan kuhelayno ugu yaraan 5 qof ayaa la dilay kadib markii ay ciidamada itoobiya rasaas kufureen dad shacab kusugaan goob aroos lagu qabanaayay siidi ay sheegan idacaada BBC qaybta Afka Oromada kuhadasho.

Sidoo kale waxaana lasheegayaa in uu jiro dhawaac aad ubadan oo loogaystay dadkii shacabka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media