Wararka dheerad ah ayaa kasoo baxaaya Waqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya inuu dagaal culus ka dhacay Ismaamulka Axmaraada gar ahaan degmada Dembya Woreda oo katirsan gobolka Gonder.

Asemahegn Asres, afhayeenka u Qabilsan Ismaamulka Axmaraada ayaa la hadlay saxaafada iyo sheegay inay Koox hubaysan weerar xoogan kuso qadeen kolonyo ay la socdeen ciidamada Itoobiya.

Welina ma jiro wax war oo ka soo baxay Dowlada itoobiya ama saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee gobolka Axmaraada kahowlgalo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.