Wararka nagaa soo gaaray gobolka Doolo ayaa sheegaya inay ciidamada Itoobiya wiil dhalinyaro ku jir dileen magalaada Wardheer ee gobolkaasi.

Ciidamada Itoobiya ayaa dhaawac xoogan u geystaay ugaystey wiil dhalinyaro oo aan waxba galabsan siidi ee sheegen dadka degaanka.

Arrintaas oo cabasho xoogan uu ka muujiyay dadka degaanka, Waxaa gudaha magaalada laga dareemayaa hadallo Itoobiyan naceyb ah oo lagu dalbanayo in Itoobyaanka ay si deg deg ah oga soo jawaabaan ,dhacdadaasi maanta ay sameeyeen Ciidamadooda.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.