Ilo wareedyo lagu kalsonaan kaaro ayaa sheegaya in ciidanafa Kenya aya la wareegtay labo xero qaxooti kuyallo dhulka Somalida ay Kenya Gumaysato loo yaqaano NFD oo ay ku jiraan Soomaali qaxooti ah

Militariga Kenya oo ka sheeganaysa amaan daro iyo ururka Al Shabaab oo gabaad ka dhigatay qaxootiga Soomaalida ayaa dadkii degganaa xeryaha Qaxootiga ee kala ahaa Kaami cows iyo Ifo2, ayaa laga bixiyay waxaana intooda badan dib loogu celiyay Jamhuuriyada Soomaaliya.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in dhaq dhaqaaqyadan ay saameyn ku yeesheen dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaanadaasi.

Labaad xero  ayaa la furay abaartii Soomaaliya ku dhufatay sanadkii 2011kii,waxaana halkaas ku qaxay Soomaali badan oo gudaha dalka abaartaas uga cararay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.