Wararka nagasoo garaay Koonfurta Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidamada Militariga Itoobiya ayaa La Wareegay Gacan ku haynta magalaada Hawassa, ayago isku balaariyey Wadooyinka muhiimka ee magaalada.

La Wareegista Ciidamada Militariga ee magaalada aya timid kadib markii xoogag Dhalinyara oo U dabaal dagayey deegaan noqoshada Sidama ay bilaabeen rabshado.

Dhankooda Mufriet Kamil Gudoomiyaha Xisbiga Shucuubta Koonfureed iyo Desaglen Messa Gudoomiya Ururka afti doonka ayaa codsaday xasilooni iyo in La sugo cod qaadista Guddiga Doorashooyinka Ee Dalka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.