Wararka nagasoo gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Jarar ayaa sheegaya ciidamada gumeysiga itoobiya ayaa dad shcab kuxidheen degmada Awaare. Dadkan oo tira dooda naloogu sheegay 4 ruux Ayaan helay laba kamida magacyaadooda, waxaana kamida

  • Cabdiwahab Maxamed
  • Nuuriye Jamac

Kadib markii la xidh xidhay shacabka, ciidanka gumeysiga itoobiya waxaay xabsiga utaxaaben dadka ay xidheen iyo ila hada mala ogow xalada ay dadkan kusuugan yihin.

Ciidanka gumeysiga itoobiya ayy sare uqaaday dhibaataynta shacabka dulman ee Somalida Ogadenia, waxayna taasu sii kordhisay cadhada shacabka Somalida Ogadenia. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.