Wararka nagasoo gaadhaya degmada Baaray katirsan gobolka Afdheer ayaa sheegaya in ciidanka gumeysiga itoobiya ay laba oday kuxidheen degmadaasi.
Xaaji Cabdullahi Yaquub iyo Aw Maxamed ayay ciidanka gumeysiga itoobiya xabsiga utaxabeen xili habeenimo ah. Lama oga sababta ilaa hada looxidhay duqayadan.
Balse waxaa Ogadenia kajira tacadiyo ay wadaan ciidanka gumeysiga itoobiya iyo canaasirta ushaqaysa oo marwalba lagu dhiibo shacabka Somalida Ogadenia. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.