Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile ayaa sheegaya inay ciidamada Gumaysiga Itoobiya jir dil xoggan ugaysteen Abdi Obsiye Guleed oo ah Oday Dhaqmeed degaan xafada Sheekh Xabib ee magalaada Diridaba.
Abdi Obsiye Guleed ayaa la hadlay idacaada Halgan Media iyo sheegay asaga iyo 7 qof kale ay ciidamada Itoobiya jidka kuqabteen, kadib waxaay bilabeen inay Qoryahooda ku garaceen. Alhamdulilah Abdi Obsiye Guleed wuu ka badbaday jir dilka ay ciidamada itoobiya ugeysteen iyo hada wuxuu joogo guryaha kamid xafada Sheekh Xabib ee magalaada Diridaba.
Xalaada gud ee magalaada Dirdaba waay qasan tahay kadib markii ay shacabka Oromada oo sii sharci darro ku joogo magalaada Soomaaliyeed ee Dirdaba xasuuq bahsaan kula kaceen Shacabka Somalida kudhaqaan magalaada Dirdaba ee gobolka Shiniile.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.