Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenia gar ahaan degmada Imay Galbeed ee gobolka Afdheer ayaa sheegaya dad shacaba oo lagu xidh xidhay halkaasi.

Asiya Siyaad iyo Aadan Maxamud, iyo sedax qof oo kale ayay ciidanka gumeysiga itoobiya xabsiga utaxaabeen.

Ciidamada gumaysiga Itoobiya aya waxay dhibaatooyin kala duwan ku hayaan shacabka Ogadenia waxaana kasii daraya xaalada nololeed ee shacabka Ogadenia marba marka kasii danbaysa.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.