Sida aan Wararka kuhelayno wuxu dab wayn qabsaday meel udhow goobihii Shidalka laga qodayey gaar ahaan Inta udhaxaysa Shilaabo,Goday,Dhanaan iyo Qabridahare.

Ilaa Hada Wax faah faahin ah lagama helin sababta dhalisay dabkan aad Ka uwayn. Dhanka kale Dawlada Ethiopia iyo Maamulka Gobalka ayaan iyagu midna ka hadal dhabkas baaxada wayn leh.

Sanadihii laso dhaafay ba goobaha Shidalku Waxay ahaayeen goobo aynan Shacabka Somaliyeed ag mari karin Halka shacabkii goobta dagnaa laga barakiciyey iyaga iyo Xoolahoodii ba si aynan shacabku ula socon Dhaq dhaqaaqa Qodista Shidalka.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.