Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Qabridahare ee xaruunta gobolka Qorahay  ayaa sheegaya in saaka xabsiga Goday looqaaday 5 dhalinyaro oo laa qabqabtay habeen hore.

Dhalintan ayaa habeen hore ciidamada gumeysiga itoobiya guryahooda kala baxeen, dhalinyarada laa xidhay waxa kamid Badridiin Nasir Cabdullahi. Dhalintan ayaa lagu haystaa sida naloosheegay, waxaay kaqayb qateen mudaharaadkii dhacay maaliinkii ladilay Tayasiir Cumar Food.

Ciidanka gumeysiga iyo maleeyshiyaadka uu adeego ayaa waxay marwalba shacabk uu gaystaan tacadiyo iyo xad gudib.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.