Wararka aan kahelayno magalada Adis Ababa ee xarunta dalka itobiya ayaa sheegaya in ay Jabhada Oromo Liberation Front ee lasoo gaabiyo OLF ay warsaxafadeed kasoo saartay manhajka waxbarashada Itoobiya oo ay xukuumada Abiy Ahmed rabto in ay Qaab horleh u wajahdo.

Jabhada Oromada ayaa sheegtay in ay marnaba ogolaan doonin Nidaamkii waxbarashada ee Axmaraada.

Sidoo kale Jabhada OLF ayaa gabi ahaanba qaadacday qaabka ay dawladu rabto inay u hirgaliso manhajka waxbarashada. Qaabkan ayay jabhadu ku sheegtay in uu uxaglinayo qoomiyada Axmaraada.

Warkan iyo waxa kasoo kordha kala soco Hagan media