Wararka nagasoo gadhaya dagamada Shilaabo ee gobalka Qorahay ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee halkaasi ay dad shacab La dhaceen rasaas nool.

Ciidamada Itoobiya ee aaga Shilaabo oo kujiray tababar ayaa rasaas nool u adeegsaday dad shacab oo aan waxba galabsaniin. Sida aan warka kuhelay waxaa dhaawac soo haadhay hal qof.

Wakalada Halgan Media ayaa heshay magava qof dumara oo dhaawac soogadhay, waxaana magaceeda naloogu sheegay Xamdi Cabdirashid.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.