Wararka nagasoo gaadhaya degmada Ararso katirsan gobolka Jarar ayaa sheegaya in halkaasi lagu xidh xidhay tira dad ah oo ay ciidanka gumeysiga itoobiya xalay guryaha kala baxeen.
- Fahiima Cabdinasir
- Siyaad Ciise
- Yusra (aan magaceeda sedaxed helin)
Ayaa kamid dadka ay ciidanka Wayaanaha xalay xabsiga utaxabeen. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.