Dagaal culus ayaa shalay galaabti ka qarxay duleedka degmada Tuliguuleed ee dalka Ogadenia kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada weerar kuso qadeen tulaada Sheek’Marsiyaad.

Goobjoog kusugaan tulada ayaa sheegay in la jebiyay maleeyshiyaadka Oromada kadib markii ay shacbka Somalida iska ceeliyeen maleeyshiyaadka Oromada oo kuso duleen shacabka Somalida oo waxba galabsanin.

Dhanka Somalida cidma lama dileen lakiin waxa jab aad uwayn loo geystaay maleeyshiyaadka Oromada. Xaduudka udheexeyo Ogadenia iyo ismaamulka Oromada waxa kasocdo isir begsi (Ethnic Cleansing) oo logu raabo in shacabka Somalida dhulkooda laga qabsaado.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.