Wararka nagasoo gadhaay gudaha Itoobiya ayaa sheegaya inuu iska hor imaad udhaxeeya Maleeyshiyaad kasoo jeedo Qomiyada Axmaraada iyo Oromada ka dhacay inta u dhaxayso degaanada Awrauna iyo Flethel Woreda oo sababay dhimasho  iyo dhawaac tiro badan.

Wararku waxay intaa kudarayan in labada dhinac ay is waydaarsanayeen hub aad u cul culus oo sababay khasaare. Ugu yaraan waxa dhintaay 2 Qof iyo 7 kale oo dhawaac gadhaay. Isku dhacyadan aya baryahan kusoo badana iyago wax yeelo ugaystay nolosha caadiga ahayd ee shacabka kudhaqaan xaduudka u dhaxayso labada Qomiyad.

Wararkii ugu dambeeyay ee aynu ka helayno gobta oo dagaalka ka dhacay waxay tibaaxaysaa inuu xalada weli kacsan yahay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.