Wararka ka imaanaya magalaada Moyaale ee gobolka Libaan ayaa sheegaya in dagaal saakay uu ka qarxay magaalada.

Ciidamo iyo maleeyshiyaad ka amar qaata ismaamulka Oromada ayaa la sheegay in weerar ku qaadeen shacabka ku nool magalaada Somaliyeed ee Moyaale.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in cabsi badan ay soo wajahday soomaalida ku nool deegaanka Mooyaale.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.