Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Shiniile ayaa sheegaya inuu mar male dagaal dhex maray Shacabka Somalida Iyo maleeyshiyaadka Canfaarta.

Maleeyshiyaadka Canfaarta ayaa weerar xoggan sakay kuso qadaay tuulada Danlahelay oo kutallo xaduudka udheexeyo Ogadenia Iyo Gobolka Canfaarta.

Wariyaal kusugaan gobta dagaalka ka qarxay ayaa idacaada Halgan Media u xaqijiyay inuu dagaal joogsaday kadib markii la jebiyay maleeyshiyaadka Canfaarta.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.