Wararka nagasoo gaadhaya galbeedka gobolka Sitti ayaa sheegaya in ay ka socdaan dhulka xuduuda Canfaarta ku teedsan oo dhan dagaalo Isir beegsi ah oo kadhan ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan xuduudka.

Goobjoog kusugaan galbeedka gobolka Sitti gar ahaan degmada Garbo Ciise oo idacaada Halgan Media la hadlay ayaa sheegay inay maanta maleeyshiyaadka Canfaarta iyo ciidamada Ismaamulka Canfaarta oo iskashanaayo weerar kuso qadaan degmada Garbo Ciise.

Dhanka Somalida khsaara ma gariin lakiinse waxa la sheegay in maleeyshiyaadka Canfaarta lagu jebiyay dagaalka, islamarkii laga dilay sedax ruux.

Xasuuqda lagu haayo shacabka Somalida waxaay ka dhambeeyo ururka OPDO oo gacaanta kuhaayo xukuumada gumaysiga Itoobiya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco shabakada Halgan Media.