Dawlad Gobaleedka Amharada oo Ansixiyey Waziiro Cusub

Dawlad Gobaleedka Amharada oo Ansixiyey Waziiro Cusub

Golaha Shacabka ee Deeganka Amharada aya Manta Waziiro Cusub ansixiyey. Waziiradan Cusub aya ahaan doona Kuwa Cashaqada Gobalka Amharada la wareegi doona mudo dhow.

Dawladaha Deeganada ee Dalka Ethiopia aya isbadal balaadhan kusameeyey Waziirada heer deegan tan iyo intii uu isbadalku guud ahan dalka Ethiopia Ka curtay.

Halkan hoose Ka akhriso Magacyada Waziirada Cusub.

1. Lake Ayalew

2. Nigusu Tilahun

3. Melaku Alebel

4. Dr Bosena Tegegn

5. Shambel Kebede

6. Mrs Bizuayehu Biazen

7. Firde Cheru

8. Brig.Gen  Asaminew Tsige

9. Mrs Asnaku Dires

10. Dr Mulunesh Abebe

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.

About The Author